afhayeen  u hadalay hayada diyaaradaha rayidka a ee iran ayaa seegay inaanu gantaal kudicin diyaaradii yukrain eee ku dacday madaarka tehraan waxaanu soo jeediyay in aan laga or dhicin baaditaanka waxaa kale oo uu seegay in duuliyaha diyaarada waday markii ay diyaaradu kacday uu la soo hadlay madaarka oo uu way diistay inuu diyaarada soo dajiyo laakiin war danbe muu soo celin dowladaa maraykanka iyo canada ayuu ka dalbaday inay keenaan cadaymaha  ay hayaan

 

iiran majiro gantaal ku dhacay diyaradii ukrain ee ku dhacday madaarka tehran

Back to home page