Ninka qirtay Inuu Ku lug lahaa xasuuqii la inoo geystey  maantana la soo taagan xaq buu ahaa waa  nin dagaal inagula Jira oon wali quusan dadka uu xasuuqay may dhamaan wali way nool yihiin meel kastana way joogaan waanay kaa aar gudan doonaan maalom San fogayn 

Back to home page