Tukiga maxay ku doorten  gantaalaha Ruushka S400  kuna diideen diyaarada F 35

Turkiga ayaa qaatay goaanka ay ku iibsanayaan gantaalaha s400 eer rushka tan ayaa macnaheedu ayahy in turkigu ay ka noqdeen diyaaradaha f355 ee maraykanaka ay ka iibsanayeen. turkigu  goaankan u qaateen sababao dhinaca istiraatijiyada ciimada la xidhiidha,

gantaalahan s400  waxaa loo adeegsadaa dhina digfaaca oo kali ah 

dowlada maraykanku waxay ku hanjabtay inaanany qaabilay duuliyayaasha turkiga ah ee oo tabo barayay diyaaradahan f35ka oo kharah badan kaga baxay turkiga

turkigu waxay door bidahayaan gantaalaha ruushka ianay iibsadan iyadoo ay jirto hanjabaado kalga imanaya reer galbedka oo maraykanaku ugu horeeyo 

turkigu daruuri uma arkaan inay kasii mid ahandaan nato oo ay xubin kayihiin

turkigu waxay haystaan diyaarado dagaala oo ku filan mana doonayaan inay cid weeran taasiana waxy yaraynaysaa baahida ay uqabaan diyaaradahan

maraykanku waxay turkiga u diideen ianay ka iibiyaan gantaalaha difaaca ee batriotka taasina waxay turkiga ku kaliftay ina dhinaca ka dalbadaan erdogan wuxuu ku dedaalayaa inuu soo yareeyo ku tiirsanaantii dhianca reer galbeedka waxaanu rumaysan yay inay meel ka dhac ku ahayd qaranimada dalkiisa

dowlada washin ton markiia ya rkeen inka fada turkigu ay u janjedo dhianaca ruushka ayay rurkiga u ogolaadeen gantaalaha batriotka  turkigu waxay ku adkaysanayaan kuwa ruushu ay ka tayo ficanyihiin 60%na ay ka jabanyihiin

labada bilood e einagu soo fool leh hadii ale yshaa marka ay turkiga soo gaadhaan gantaalaa s400 waxay ka babaadayaan weeraro kaga yimaada dowladaha horu maray oo israil ka midtahay iyo giriiga ooa a cadowgeeda koowaad intaa wixii ka danbeeya waxay turkigu iibsanayaan diyaaraa dagaalka ee ero fhiter ama sukooy 56 oo u dhiganta f35

Back to home page