jabuuti waxay beenisay in maraakib dagaal oo iiraan leedahay ay dekedeeda ku xidheeen

jabuuti waxay beenisay in maraakib dagaal oo iiraan leedahay ay dekedeeda ku xidheeen

safiirka dowlada jabuuti u jooga caasimada sucuudiga ayaa beeniyay warar todobaadkna ay baahiyeen warbaahinnta caalamiga ah oo sheegaya in doonyo ay leeyiiin ciidamada  iiraan safiirka iiraan wuxuu sheegay inaanu jirin wax xidhiidha ah oo ay wada yeesheen iiraan iyo jabuuti intii ka danbaysay markii dolada jabuti ay xidhiidhka u jartay iiraan

talaabadadan ay jabuutiay xidhiidhka ugu jartay iiraansanadkii 2016 waxay ahayd mid ay ku taageeraysay dawlada sucuudiga oo wax yeelo loo gaystay safaaradeeda iiraan 

xaalada mandaqada bariga dhexe ayaa murugsanayd waktiyadan danbe haday tahay maraykanka iyo iiraan iyo hadiiay tahay dowladaha kale ee khiijka 

arimaha mandaqada ayaa sii murgay markii maraykanku sheegay ianay ka baxeen heshiiskii nuklierka iiraan ila markaana maraykanku maraakiib dagaal udiray khaliijka talaabadan ayaa ka danbaysay markii ay maraykanku sheegeen inay heleen warar dhinaca sirdoonka ah oosheegayaya in la qorshaynayo weeraro lala beegsanayo ciidamada maraykanka masaaliixda maraykanak

Back to home page