hogaamiyaha diinta iiraa khumayni ayaa usoo jeediayay reer galbeedka gaar ahanan reer yurub inay aqblaan heshiiska nuklierka iiraan

khumayni wuxuu ku eedeeayay rer yurub inay la gaabiyeen jawaabta y ka bixiyeen qaraark madaxweynah marayka iiraana ay xaq uleedhay inay sii wado horumarinta barnaamijkeeda nuklierka ah

wasiirka arimaha dibada ee iiraan jawaad dariif ayaa sheegay in aanay iiraan dheg udhigayn qaraarka madaxweynaha marayknaka 

Back to home page