Ciidanka somliland goor kasta iyo goob kasta waa mid laisku halayn karo

 

 

jamhuuriyada somliland waxay leedahay ciidan adag oo tiro iyo tayaba leh ciidan la tabararay oo aqooniyo waaayo aragnimo u leh duruufaha dagaalka ee kala gadisan waxay ciidan kani adkaysi uleeyihii inay ka dagaalamaan deegaanada kala gadisan juqraafi ahaan. tusaale ahaan goobaha ay dagaladu ku dhexmarayaan ciidamada somliland iyo kuwa somalia aya waa dhul u badan banaan oo aal lahayn kaymo iyo buuro kala qariya ciidmada ay gabood sadaan in tabadan goobaha nooocan aho waxay ka mid yihiin goobaha ugu khasaarha badan dagaalada tusaale ahaan ciidanka jaba ma helayaan dhufaysyo dabiic ah oo ay ku gabadaan 

dhinaca tayada ka sokow waxaa aad u kal duwan caqiidaada ay kala min sanyihiin kuwa somlia iyo kuwa somliland faraq u dhaxeeya somlilland iyo somlila ayaa k amarkhaat ah faraqa u dhaxeeya tayada labadan  ciidan 

khataraha iyo saamaynta dagaalaka juqraafi ahaan goobta dagaalaku qaxay u dhowdahay xarunta punt land oo ciidanak punta land way ka heli karaan gurmad laakiin halkuu soo marayaa ayaa is weydiin leh caasimdada somliland dagalakan wax khtar ah kuma hayo lakkin marka tuke raq dagaal ka dhaco garoowe lma seexanayo waa hubaal hadii ciidamada somliland ay weeraro gaad mo ah ku qaadaan hl bowlayaasha pun land ma jito cid ka hojoogsanaysaa

 

Back to home page