Ciidamada ruushka oo xidhay hawada iyo bada suuriya

Ciidamada ruushka oo xidhay hawada iyo bada suuriya

 

 

wakaalada wararka ruushka ee inter fax ayaa sheegtay in ruushku ay xidheena soxdaalada shinaca cirka iyo bada madaqada bada cad ee dhexe gaar ahaan suuriya lubaan iyo qubruss

arintan ayaa cidhiidhdi galinaysa diyaaradaha dagaalaka ee israil iyadoo ay ku aadkaanayso israiliyiint a inay galaan hawada suuriya 

saxaafada wargayska badiicood exarnoot ee ka soo cbaxa israil  ayaa ku tlmaamay  lagu talaabadan ruushka inay thay mid culays lagu saarayo israil

Back to home page