reer galbeedka aya ku kala qaybsamay cuno qabatayn la saaro iiraan oo ku salaysan gantaalaheda arintan donald trumpwuxuu ku anjabay inuu lalayo hesiiska iiraan,  reer galbeed kuna way ka gaabsadeen burburinta heshiiska nuklierka iiraan 
wasiirka arimaha ee midowga yurub federka mogerini oo ka hadashy arinta iiraan ayaa sheegtay in aanay jadwelka shirka midowga yurub aamay ku jirin waxayintaaku dartay in aan wali lagaadhin wakhtigii iiraan la saari lahaa cunoqabatayn dheeraada
wasiirka arimaha dibada ee usteria karon kanesal ayaa iyana sheegtay owduuca iiraan in aanu ahayn qodob muhiimaha oo ku jira mow duuca shirka midowga yurub
usteriya waa dowladaha aad uga soo horjeed ain cunoqabatay dheeraad la saaro iiraan dowladahan waxaa kamida tlayaaniga iyo isweden
wasiirka arimaha dibada eee biljimka dedia reyndarus ayaa soo jeediayay inaana talaabo ciidan xal u ahayn dalka suuriya hadii la doonayo in xala siaasdeed lagu dhameeyo arinta suuriay waa in wada hadal lala yeesho iiraan iyo ruushka 
dhinaca kale wasiirka arimaha dibada ee jaralka yaashegay ian uu aad uga werwerssan yaha falalaka iirran ka wado mandaqada iyo gantaa laheeda balatiga ah wuxuu intaa ku daray in iiraan iyo ruushkuba ay taageero ilatari la garab taagan yihiin suuriya 
waxaanu udoo jeediaya  midowga yurub in ay goaan ka gaadhaan iiraan kaas oo aan meel kale looga yeedhin 
wasiirka riaha dibada ee lugsaberg yang asalborin ayaa sheegay siyaasada arimaha dibada iiraan iyo baarnaaijkeeda gantaaha balastiga ah in anay lajaanqaadayn qodobada heshiiska nuklierk ah hadii l aisku dayo in laqaado talaabooyin lagu raali galibnayo maraykanka way dhici karta in laga hadlo sidii cuno qabatayn dheeraada loo saari lahaa iiraan laakiin waa in aan lagu xadgudbin iiraan
waxaa klaoo uu soo jeediayay in aan la burburin xidhiidhka fiican ee wakhtigan ka dhaxeeya iitaab iyo midowga yurub
midowga yurubna waxay inta waxay int awoodooda ku dedaalayaan sidii loo meeel marin lahaa heshiiska nuklierka iiraan
hadii araykanku tunka u rito asuuliyadan waxay noqon doonta fadeexad araykanka waxaa jooga dad wax garada oo adaxweyne trump u sharaxi kara khasaaraha iyo dhibaatada ka ian karta hadii heshiiskan la laalo
tarmp wuxuu ruaysan ayahay in heshiiskan khaladaad badani ku jiro waxanu ku hnajabay inuu laalayo 
midowga yurub waxay sheegeen hadii iiraan ay sii wado tijaabada gantaalaha balastkada ah oo qaadi kara madaxyada nuklierk i ay saarayaan cuno qabatayn adag

Back to home page