Barlamanka ciraaq oo meel mariyay in ciidamada ajaanibka ahi ay ka baxaan dalka ciraaq

golha barlamanka ciraaq oo yeeshay fadhi aan cadi ahayn ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay in dhamaan ciidamada ajaanib ahi ay ka baxaan dalka ciraaq

baarlamanku waxay sheegeen in xukuumada ciraqa ay masuuliyadi ka saaran tahay ilaalint madax baanaanida dalka ciraaaq

qaraarkan barlamaanka ciraaq wuxuu dhigayaa in dowlada ciraaq ay ka baxdo dhamaan wixii heshiis ah ee ay la gshay dowlada dhinaca ciidamada

iyo in lasoo gabo gabeeyo joogitaan ka cidaamada ajaanib ka ah in aan dowlad kale isticmaalin biya bada cirka iyo dhulka ciraaq

Back to home page